Is diiwaan gelinta Codbixiyaha oonleenka ee Gobolka Washington

Isticmaal foomkaan si aad iskugu diiwaan geliso codeynta, oo aad u cusboonaysiiso diiwaan gelintaada, aadna iskugu qorto helitaanka fariimaha qoraalka taleefanka.

Doorashaddan hadda, wakhtigii kama dambeysta ahayd ee la iska diiwaan gelin lahaa oonleenka ama boostada waa la soo gudbay. Haddii aad iska diiwaan geliso oonleenka ama boostada, diiwaan gelintaada ma noqonayso mid shaqaysa ilaa iyo doorashada ka dib. Weli waxaad shakhsi ahaan iska diiwaan gelin kartaa Xafiiska Doorashooyinka Degmada.


Wakhtiyada kama dambeysta ah ee Doorashada Hordhaca ee Madaxweynaha ee 12 da Maarso

Batoonka Biloow Dhagsii si aad u bilowdo.